if you search happy you will not find except in islam
HAWEENKII RASUULKA SCW(UMAHAATULMUMINIIN EE WANAGSANA
 




























 

 

 

 

 

 

لا إله إلا الله الملك الحق المبين،لا إله إلا الله العدل اليقين،لا إله إلا الله ربنا ورب آبائنا الأولين،سبحانك إني كنت من الظالمين،لا إله إلا الله وحده لا شريك له،له الملك وله الحمد يُحيي ويُميت وهو حي لا يموت، بيده الخير
KU SOO DHAWAADA SIIRADA KHULAFAAU RASHIDIINTA & SIIRADA SAXAABADA

wanaagfarista@hotmail.com

بسم الله الرحمن الرحيم              بسم الله الرحمن الرحيم

our lord is the cherisher and sustainer in the worlds

1

Siiradii Abu Bakar RC 1

9

Siiradii Cumar Binu Khadaab 6

2

Siiradii Abu Bakar RC 2

10

Siiradii Cumar Binu Khadaab 7

3

Siiradii Abu Bakar RC 3

11

Siiradii Cumar Binu Khadaab 8

4

Siiradii Cumar Binu Khadaab 1

12

Siiradii Cumar Binu Khadaab 9

5

Siiradii Cumar Binu Khadaab 2

13

Siiradii Cumar Binu Khadaab 10

6

Siiradii Cumar Binu Khadaab 3

14

Siiradii Cumar Binu Khadaab 11

7

Siiradii Cumar Binu Khadaab 4

15

Siiradii Cumar Binu Khadaab 12

8

Siiradii Cumar Binu Khadaab 5

16

Siiradii Cumar Binu Khadaab 13

25

Siiradii Cismaan_binu_cafaan

MP3

Dhegeyso

26

SiiradiiCali_Binu_Abu_Daalib1

MP3

Dhegeyso

27

SiiradiiCali_Binu_Abu_Daalib2

MP3

Dhegeyso

 

 

 

 

28

Siiradii Cumar_bunu_Cabdilcasiis

MP3

Dhegeyso


 

Cawaaqib Xumida uu La Kulmayo Qofkii Caaya Rasuulka (scw)

29

Siiradii Caaisha_bintu_abii_bakar

MP3

Dhegeyso

30

Siiradii Faadimama_bintul_xusayn

MP3

Dhegeyso

31

Siiradii faadimata_bintu_rasuulilaahi_csw 1

MP3

Dhegeyso

32

Siiradii faadimata_bintu_rasuulilaahi_csw_2

MP3

Dhegeyso

33

Siiradii Khadiija

MP3

Dhegeyso

34

Siiradii Saynab_bintu_jaxshin

MP3

Dhegeyso

35

Siiradii Saynab_bintu_rasuulilaah_scw

MP3

Dhegeyso

36

Siiradii Umu_salama

MP3

Dhegeyso

37

Siiradii Umu_Xabiiba

MP3

Dhegeyso

 

KU SOO DHAWAADA SIIRADA RASUULKEENA{SCW} OO DHAGAYSI AH

MP3

Casharkii 1aad

MP3

MP3

Casharkii 2aad

MP3

MP3

Casharkii 3aad

MP3

MP3

Casharkii 4aad

MP3

MP3

Casharkii 5aad

MP3

MP3

Casharkii 6aad

MP3

MP3

Casharkii 7aad

MP3

MP3

Casharkii 8aad

MP3

MP3

Casharkii 9aad

MP3

MP3

Casharkii 10aad

MP3

MP3

Casharkii 11aad

MP3

MP3

Casharkii 12aad

MP3

MP3

Casharkii 13aad

MP3

MP3

Casharkii 14aad MP3
MP3 Casharkii 15aad MP3
MP3 Casharkii 16aad MP3
MP3 Casharkii 17aad MP3
MP3 Casharkii 18aad MP3
MP3 Casharkii 19aad MP3
MP3 Casharkii 20aad MP3
MP3 Casharkii 21aad MP3
MP3 Casharkii 22aad MP3
MP3 Casharkii 23aad MP3
MP3 Casharkii 24aad MP3
MP3 Casharkii 25aad MP3
MP3 Casharkii 26aad MP3
MP3 Casharkii 28aad MP3
MP3 Casharkii 29aad MP3

ku soo dhawaada siirada saxaabada oo qoraal ah 

Hordhaca Casharada...
1.
Cabdullahi Binu Xudaafa
2.
Abul-Caas Binu Rabiic
3.
Ummu Salama
4.
Cabdullaahi Binu Cabbaas
5.
Cumeyr Binu Wahab

6. Cabdiraxman Binu Cawf
7.
Dhufayl Binu Camr
8.
Xudeyfa Binu Al-Yamaan
9.
C/lahi Ibnu Ummi Maktum

10.
Saciid Binu Caamir
11.
Caddiyyu Ibnu Xaatim
12.
Majsaata Ibnu Thawr
13.
Salmaan Al-Faarisi
14.
Asmaa Bintu Abii-Bakar
15. C/lahi Binu Mascuud
16.
ABuu Ayuub Al-Ansaari
17.
Abuu Hureyra Al-Dowsi
18.
Dalxata Binu Cubeydillahi
19.
C/lahi Binu Jaxshi

20. Al-Baraa Binu Maalik
21.
Thumaama Binu Uthaal
22.
Abuu Cubeyda Al-Jarraax
23.
ABuu Dar Al Qhifaari
24.
Al-Rabiic Binu Ziyaad
25.
Uzaama Binu Zeyd

26.
Zeyd Binu Xaaritha
27.
Ummu Xabiiba
28.
Jacfar Bin Abii Dhaalib

1. Qiritaanka in Ilaahay mooyee aanu Ilaah kale jirin, Muxamadna uu Rasuulkii Ilaahay yahay:- Waa albaabka uu qofku Islaamnimada kasoo galo, waana in qofku qalbiga ka rumeeyaa in Ilaahay mooyee aanu jirin Ilaah kale oo xaq lagu caabudaa carabkana uu ka yidhaahdo isaga oo odhanaya "اشهد ان لا اله الا الله و اشهد ان محمد رسول الله ""Ash-hadu Allaa Ilaaha Illallaahu Wa Ash-hadu Anna Muxamadun Rasuulu-Laah"

2. Salaadda:- Waa tiirka laf dhabarka u ah diinta Islaamka waana shan Salaadood oo uu addoonku tukanayo habeenkii iyo maalintii, waana fal ka kooban quraan akhrin,ducaysi,Ilaah waynayn iyo samayn dhaqdhaqaaqyo u gaar ah oo ay Salaaddu leedahay sida Rukuucda iyo Sujuudda.Ka tagisteeduna waxay shaki galinaysaa qofka Islaamnimadiisa, haddaba si aynu u barano waxa la innooga baahan yahay ansaxa Salaadda aynu hoos ugu daadagno casharadan      <<Sii Akhri>>  

3- Sakada:- Waa tiirka saddexaad,waxaana ay waajib ku tahay dadka hantida leh in ay in go'an oo ay diinta Islaamku u goysay ay Sako u bixiyaan si loo siiyo dadka ay ku baxdo, qofkii diidana dawladda ayaa xoog kaga qaadaysa si loo gaadhsiiya dadkii xaqa u lahaa, qofkii jiritaankeeda beeniyana diinta Islaamkaayuu kaga baxayaa.

4- Soonka:- Waa tiirka afraad,waana waajib saaran qof kasta oo muslin ah, waana wajib ah in qofku ka soomanaado cuntada, cabitaanka, iyo galmoodka laga bilaabo marka waagu dillaaco ilaa laga gaadhayo cadceedu marka ay dhacdo , qofkii jiritaankiisa beeniyana diinta Islaamka ayuu kaga baxayaa. Haddaba si aynu hoos ugu daadagno oo aynu aqoon buuxda uga helno waxa la innooga baahan yahay  casharadan hoose   <<Sii Akhri>>

5- Xajka:- Waa tiirka shanaad,waxaana ay waajib ku tahay dadka kari kara ee hanti u haysta uu ku xajiyo,waana halmar inta uu nool yahay, isagoo addoonku tagaya Maka si uu u soo guto Xajka isla markaana booqanaya Madiina , qofkii jiritaankeeda beeniyana diinta Islaamka ayuu kaga baxayaa.

 Tiirarka Iimaanka

1- Rumaynta Ilaahay nasahnaa oo korreeye:- oo ah in addoonku rumeeyo kalinimada Ilaahay, isla markaana uu qalbiga ka rumeeyo in Ilaahay mooyee aanu jirin Ilaah xaq lagu caabudaa, rumeeyana in Ilaahay nasahnaa oo korreeye uu abuuray adduunka iyo waxa ku gudo jiraba cir iyo dhulba,isaguna uu iska leeyahay wax kastoo uuman, Eebbana yahay ha arrin iyo taloo dhamiba ay gacantiisa ku jirto, cid la wadaagta maamulidda uunkanna aanay jirin.

2-Rumaynta Malaa'igta:- oo ah in addoonku uu rumeeyo jiritaanka Malaa'igta oo ah addoomo Ilaahay ,amaradiisana ku shaqeeya wuxuu fara sameeya,waa addoomo Ilaahay ka abuuray nuur ,dadkuna aanay arki karin ciddii Ilaahay tuso mooyaane.

3-Rumaynta Kutubta Ilaahay soo dejiyay:- Oo ah in addoonku uu rumeeyo kutubtii Ilaahay ku soo dejiyay Rusushii uu u soo dirayay addoomadiisa si ay u raacaan jidka toosan ee uu Ilaahay addoomadiisa kaga raalli ahaaday, jidkaas oo ah in Eebbe nasahnaa oo korreeye ay caabudaan, jidkaas oo ah ka ay dhammaan Rusushii Ilaahay naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkooda ahaataye ay ugu baaqayeen addoomadiisa.  

4-Rumaynta Rusushii Ilaahay soo diray:-Oo ah inaynu rumaynu dhammaan Rusushii Ilaahay (naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkooda ahaataye) uu u soo diray addoomadiisa si ay u gaadhsiiyaan amarada iyo distuurka uu Ilaahay nasahnaa oo korreeye u dejiyay addoomadiisa inta ay adduunka sii joogaan si aanay u raacin jidka uu Shaydaan la doonayo inay raacaan si uu uga leexiyo jidkaas toosan ee uu Eebbe nasahnaa oo korreeye uu addoomadiisa raalli uga noqday.

5-Rumaynta Maalinta Qiyaame:- Oo ah in addoonku uu rumeeyo jiritaanka maalin dadka oo dhan lasoo bixin doono marka la wada dhinto, lana xisaabin doono, maalintaas oo noqon doonta maalin Ilaahay nasahnaa oo korreeye uu xisaabin doono addoomadiisa, qof kastana uu heli doono abaal marin wixii uu gaystay ah intii uu adduunyada joogay xumaan iyo samaanba, waana maalinta dadku ay taagan yihiin maxkamaddii uu Eebbe nasahnaa oo korreeye uu ku ballan qaaday inuu dadkoo dhan taagi doono maalintaas, maalintaas oo sida uu Eebbe nasahnaa oo korreeye Quraanka innoogu sheegay maalin ku adag ah dadka argagaxa wayn ee jira darteed.

6-Rumaynta Qadarka (U garashada Eebbe addoonkiisa u garto) sharkiisa iyo khayrkiisa:- Oo ah in addoonku rumeeyo wixii Eebbe nasahnaa oo korreeye uu qadaro inta nolosha adduunka la joogo, qadarkaas oo noqon kara mid khayr ah iyo mid dhib ah, iyadoo uu addoonku qalbigiisa ka rumaynayo in adduunkan hagistiisu ay Ilaahay nasahnaa oo korreeye gacantiisa ku jirto,wax aanu Ilaahay dooninna aanu adduunkan ka dhici karin wax uu doonay inuu ka dhacana cid horjoogsan kartaa aanay jirin.

Labadaa tiir ee Islaamka iyo Iimaanka rumayntooda iyo ku dhaqankoodu  waxay addoonka u horseedaan badhaadhe adduun iyo mid aakhiraba, waxaana ay u jeexaan jid toosan oo addoonka ka dhigaya xubin noloshiisa oo dhami ay wanaag iyo khayr u tahay naftiisa iyo bulshadaba,waayo waxa uu dadka faraana waa khayr waxa uu ka reebaana waa halaag iyo burbur. Si aynu haddaba wanaagsanaantaas u falanqayno aynu isla gorfayna wanaagga ay diinta Islaamu farayso qofka muslinka, hoos ka dhagayso wanaagga ay diinta Islaamku farayso bulshada muslinka ah, waxaana ka mid ah

1.Xuquuqda labada isqaba

2.Barbaarinta Ubadka

 

 
































 

 

 

 

 

 

 

  Taariikhda Aan Sameeyay Waxaa Weeyaan Thursday 15/10/2009 allahayow khayr isii aamiin